Shir lagu aasaasay garabkii haweenka ee ururka TAF oo ka dhacay magaalada Manchester 18 may
shirkaas oo ay soo qaban qaabiyeen ururka taf shirkaas oo ay ka soo qaygaleen haween aad u tiro badan oo reer togdheera iyo haween kale oo ka kala socda gobolada kale ee soomaliland shirkaasaa oo loogu soo bandhigay haweenka hawlaha iska wax u qabso ee ka socda dalkii hooyo iyo wax qabadka ururka taf iyo siyaabaha uu uga qayb qaato mashaariicda horu marineed ee lagu taageerayo sidii loogu horu marin laha dalkii hooyo hada dhalinyara ururka taf ayaa waxay hawl gal balaadhan ugu jiraan sidii ay ugu heli lahaayeen dhaqaale lagu dhisayo hospitalka maandheeye ee dadka walan ee magaalad burco kasoo ku kacaya 190kun oo doolar sida la emaajin gareeyey kaasoo looga fadhiyo qurba jooga gobolka togdheer iyo dhamaan dad waynaha reer somalailanba ee ku dhaqan dalka dabadiisa tasoo ay aq baleen haweenka reer manchester si wayna u soo dhaweeyeen wax qabadka ururka taf balana ay qaadeen inay ka mid noqonayaan ururka taf dhaqaale iyo awoodna ay isla garab taagayaan hawlaha samafal ee ay wadaan ururka taf iyo gudida horu marinta gobolka togdheer intaa dabadeed waxay u gudbeen haweenkii shirka ka soo qayb galay inay sameeyaan maamulkii garabka haweenka magaalda manchester waxaa nay maamul u doorteen gudoomiye iyo shan xubnood oo gudida fulinta ah waxay gudoomiye u doorteen inay noqoto
1.safiya saleeban gudoomiyaha garabka haweenka manchester
2.kiin jama xubin
3.mako abdi xubin
4.khadra siciid xubin
5.hodan barbaraawi xubin
6,amina dahir xubin
anagoo ku hadlayna magaca ururka taf waxaan si way usoo dhawaynaynaa haweenka tirada badan leh ee ku soo biiray ururka taf
iyo gudida ay bagacaabeen iyo sida ay isu abaabuleen waxaan ku soo dhawaynaynaa gacmo furan waxaanaanu u mahad cel;inayaa cid kasta oo soo abaabushay shirkan balaadhan ee ka dhacay magaalda manchester
allaa mahadleh
by adan aydiid abdi
-------------------------------------------------------------------------------
Daabaldegii 18 May2008 ee London
By Khadar Dirir Photo Yusuf Ali
waxay ku biilaabmatay qosal iyo kaftan, iyo sawiro laga soo qaaday Jaamacada Burco, waxa xaflada isugu yimi dad tiro badan oo aad u xiiseeynayey daabaldega sanad guuradii 17naad ee markii ay
Somaliland xornimada la soo noqotey. Waxa ka hadlay mudanayaal badan oo kala duwan oo ka kala socda bulshada reer Somaliland qaybaheeda kala duwan iyo dad ajinabi ahba oo dhashaywadamo kale oo dunida ka mid ah.
Goobtaa waxa ka hadley dad wax garad iyo aqoonyahano ah.
Xafalda oo lugu xusayay sanadguuradii 17naad ee ka soo waregtay markii ay S/land xornimadeeda la soo noqotay, ayaa lagu bilaabay
aayado quuran ah oo uu akhriyay "Axmed Cadare" ka dibna waxa macrafoonka, ku soo dhawaatay qaban qaabiyaha xaflada "Shankaroon Ayaan M Cashuur iyo A/Rahmaan Abdillaahi" Gudoomiyaha "Somaliland Society in Europe (SSE)". Oo ku soo dhaaweeyeen dadkii halkaa isugu yimid sanad guuradii 17aad ee S/land.
Waa Mahad eebe ayay Shankaroon ku bilawday, haday manta halkan isugu yiimadeen caruur iyo ciirolaba ku soo dhaawada Xaflada oo aad ka heli doontaan, oo isugu jirta gabayo iyo heesaba. A/rahaman wuxuu intaa ku daray waxa maanta xaflada ku caawin doona Jaamacada Burco gar ahaan Centre for Somali Studies.
Dr Sacad Ali Shire oo ka war bixiyay jaamacada iyo halkay maanta marayso, Jamacada waxaa wax ka dhigta 331 arday, taasoo ay ku kala jiraan.
* 89 -Business Administration
* 55 -Islamic Studies
* 150-Peer-service Teacher Training Program (females 106)
* 37- Veterinary Medicine
Jaamacada oo iminka 4 Sano jirtay waxay gaadhay guul aad u balaadhan. Waxaanan ilaahay ka baryayaa caawitaankan aad caawa cawiinaysaan in uu noqdo mid anfaca
waxbadana ku soo kordhiya jaamacada. Waxa halkaa ka hadlay Xildhiiban A/Qadir Jirde wuxuuna hadalkiisa ku bilaabey "S/land waxay soo martay maraxalado kala duwan, waa ilahay maahadii halkay maanta marayso, isaga oo hadalkiis sii wata wuxuu yidhi waxa ay manta S/land uu baahantahay midi midi ku taag maaha ee waxay uu baahan tahay nabad iyo horumar.
Maxamed Haashi oo ka mid ah ururka aan wali la sharciyayn ee "Qaran"ayaa isna ka hadlay taariikhdii SNM iyo S/land halka ay manta marayso, waxa uu yidhi ma aha reerkayaga waxa la siiyay waasir ee maxa uu qaban karaa wasiirku. Imisa wasaaradood ayaa furan oo aan cidina joogin, waxanu ku soo gunanaday hadalkiisii dadka reer Awdal, haa raacina Madax waynaha Riyaalel ee waxa
ogaataan dalku in uu dalkiini yahay.
Prof I. M. Lewis, oo ah khabiir ku dheer S/land ayaa isna halkaasi ka yidhii S/land waxay qabsatay East Africa oo dhan may gaadhin, waxay ka muuqataa horumarkeeda ha noqato xaga isgaadhsiinta amaba xaga dimuqraadiyada iwm, waa wax loogu hanbalyeeyo dadka
reer Somaliland.
Gabagabadii waxa halkaa laga tiriyay gabayo badan oo dadka galiyey qiiro aad uu badan, heesaha iyo majajiladu waxay ka mid ahaayeen mid ka muuqatay xaflada. Fanaaniita halkaa joogatay waxa ka mid ahaa Maryam Mursal iyo Nimco Yaasin, Faysal Yusuf, A/fataax Tacabir iyo Mustafa TT.

Ururka TAF,ee fadhigiisu yahay cariga UK,ayaa maanta deeq lacageed gudoonsiiyay Gudiga Horumarinta Togdheer,oo iyagu gacanta ku haya dhismaha cisbitaalka Dimirka Burco.

DAAWO SAWIRADII MUNAASIBADAA
Munaasibada loo sameeyay gudoosiinta deeqdan lacageed oo lagu qabtay xarunta Jaamacada ayaa waxa ka soo qaybgalay xubnaha gudiga horumarinta,Salaadiinta,madaxda jaamacda,Abwaan Hadraawi, iyo waxgaradka iyo aqoonyahano badan.

Suldaan Jaamac Nuux,oo ka socday Dhalinyarada Ururka TAF(Togdheer Abroad Foundation) oo isagu siday deeqdan lacageed ayaa ka warbixiyay ujeedooyinka Ururka iyo hawlaha uu qabto waxaanu yidhi "Ururkan waxaa laga asaasay wadanka UK sanadkii 2005kii,ujeedooyinkiisuna waa inuu ka shaqeeyo Arimaha Caafimaadka,Waxbarshada iyo Ciyaaraha".
Mudadii gaabnayd ee ururku jiray waxa uu gacan ka gaystay dhismaha cisbitaalka dhimirka oo uu siiyay ,21,000$ ,jaamacada Burco oo ugu deeqay 40buug oo qaamuus afsoomali ah.

Suldaan oo ka warbixinaya ururkooda...... Suld.Maxamud Guled Mire.
Suldaan waxa uu intaa raaciyay in ururku culayska saaray dhamaystirka cisbitaalka dhimirka ee togdhe
er,waxaanu ururka xubna ka ah 150 xubnood oo ku nool cariga ingirriska,sideed laamood ayuu ku leeyahay wadankaas,waxaanan mustaqbalka ku tala jirnaa inaanu laamo ururka ah ka sameyno wadanka.

Maxamed Xuseen Aadan.
Waxaanu ugu dambeyntii u mahadceliyay Gudiga Horumarinta togdheer iyo Abawaan Maxamed Ibaraahin warsame(Hadraawi).
Maxamed Xuseen aadan oo ka mid ah gudiga horumarinta togdheer oo gudoomay deeqdaas lacageed oo ka kooban 21,000,kun oo dolar ayaa ka warbixiyay dhismaha cisbitaalaka oo isagoo sheegay in cisbitaalkani yahay mid loogu talagalay dhalaanka iyo caruurta dadoodu tahay hal sano jir ilaa 25jir.

Hadraawi.
Waxa uu intaas ku daray,in cisbitaalkani ka kooban yahay laba qaybood oo kala qayb eegista ah iyo qayb dhigista ah,iyo deyr weyn oo ku xeeran,waxaana ku baxday lacag aad u badan,dhaqaalahaas oo bankooda ay bixiyeen ayuu yidhi qurba joogu,siiba reer Uk.
Maxamed Xuseen waxa uu cadeeyay,in cisbitaalka la furidoono bisha Juun,ee sanadkan,isagoo xusay in hayad uu ka madax yahay nin reer Burco ahi oo jarmal ahi uu balan qaaday inay mudo afar sano ah gacanta ku hayndoonaan dawadiisa iyo kharshkiisaba.Waxaanu ugu dambeyntii u mahadceliyay Ururka Taf iyo cid kasta oo gacan ka gaysatay dhismaha cisbitaalkan.
sidoo kale waxa ay gudigga horumarinta gobolka Togdheer gudoonsiiyeen ururka TAF shahaado sharaf ay ugu mahadnaqayaan dadaalka iyo xilkasnimada ay kaga qayb qaadanayaan horumarinta gobolkood, tas oo ay si gaara ugu talagaleen shaado sharaftan garabka haweenka ee laanta Liverpool kuwaas oo ku mutaystay dadaadlka dheeraadka ah ee ay had iyo jeer ku bixiyaan. Maaha marii ugu horeysay ee reer Liverpool la gudoonsiiyo shahaado sharaf ee waa laanta kaliya ee hayasata shaahaado sharafta uu bixiyay ururka laftiiso taas oo la gudoonsiiyay 23/06/2007.
Abwaan Hadraawi,oo isaguna munaasibadaa ka hadlay ayaa tilmaamay in bulshada ninba meel ay wax kaga dhaceenba,ma filayo xaqiiqdii in cidfayowbi "Nin waalan ayaa lagu yidhi waar waad ladnaatay beryahan,markaasuu yidhi maladnaane dadkii ayaa isoo gaadhay oo sidayda noqday".
Abwaan Hadraawi,waxa uu intaa ku daray in dhibaatada ina haysata ay tahay mid aynu masuul ka nahay awal iyo aakhirba,oo diinteenu waa balaayo xijaab,balse hadaad gaalo ka jeclaato waad isku yaacaysaa oo buuqaysaa,xasiloonina heli maysid.
Isagoo Abwaanku sii faah faahinaya arimahaasna waxa uu yidhi "Maalin kasta ugu yaraan tobon qof ayaa ku biira suuqa waalida,walina dhibaatada ina haysata laysama odhan xalkeeda raadiya.
Waxaanu u si weyn ugu mahadceliayay qurbajooga Somaliland oo ku tilmaamay inay kaalinta ugu weyn ka qaateen horumarka adeegyada bulshada.
Waxa iyaguna munaasibadaa hadalo ka jeediyay Prof.C/salaan Yaasiin,Suldaan Maxaamuud Guuleed,iyo Sh.Cali warsame.
Yassiin Jaamac Nuux
shir lagu aasaasay garabkii haweenka ee ururka TAF oo ka dhacay magaalada Manchester 18 may
shirkaas oo ay soo qaban qaabiyeen ururka taf shirkaas oo ay ka soo qaygaleen haween aad u tiro badan oo reer togdheera iyo haween kale oo ka kala socda gobolada kale ee soomaliland shirkaasaa oo loogu soo bandhigay haweenka hawlaha iska wax u qabso ee ka socda dalkii hooyo iyo wax qabadka ururka taf iyo siyaabaha uu uga qayb qaato mashaariicda horu marineed ee lagu taageerayo sidii loogu horu marin laha dalkii hooyo hada dhalinyara ururka taf ayaa waxay hawl gal balaadhan ugu jiraan sidii ay ugu heli lahaayeen dhaqaale lagu dhisayo hospitalka maandheeye ee dadka walan ee magaalad burco kasoo ku kacaya 190kun oo doolar sida la emaajin gareeyey kaasoo looga fadhiyo qurba jooga gobolka togdheer iyo dhamaan dad waynaha reer somalailanba ee ku dhaqan dalka dabadiisa tasoo ay aq baleen haweenka reer manchester si wayna u soo dhaweeyeen wax qabadka ururka taf balana ay qaadeen inay ka mid noqonayaan ururka taf dhaqaale iyo awoodna ay isla garab taagayaan hawlaha samafal ee ay wadaan ururka taf iyo gudida horu marinta gobolka togdheer intaa dabadeed waxay u gudbeen haweenkii shirka ka soo qayb galay inay sameeyaan maamulkii garabka haweenka magaalda manchester waxaa nay maamul u doorteen gudoomiye iyo shan xubnood oo gudida fulinta ah waxay gudoomiye u doorteen inay noqoto
1.safiya saleeban gudoomiyaha garabka haweenka manchester
2.kiin jama xubin
3.mako abdi xubin
4.khadra siciid xubin
5.hodan barbaraawi xubin
6,amina dahir xubin
anagoo ku hadlayna magaca ururka taf waxaan si way usoo dhawaynaynaa haweenka tirada badan leh ee ku soo biiray ururka taf iyo gudida ay bagacaabeen iyo sida ay isu abaabuleen waxaan ku soo dhawaynaynaa gacmo furan waxaanaanu u mahad cel;inayaa cid kasta oo soo abaabushay shirkan balaadhan ee ka dhacay magaalda manchester